Tag: Badeed

26 ruux oo Burcad badeed ay sii daayeen oo gaaray magaalada Nairobi

Waxaa magaalada Nairobi gaaray illaa 26 ruux ajaaniib ahaa oo muddo shan sano u afduubnaa Kooxaha burcad badeeda Soomaalida.

Hoggaamiyihii ugu weynaa burcad badeedda gobollada dhexe oo tanaasulay

  Qaar ka mid ah dhalinyaro hore uga mid ahaa burcad badeedda Soomaalida oo maanta shirk u qabtay magaalada Cadaado ee xarrunta maamulka Ximan iyo Xeeb, ayaa ka dhawaajiyay inay ka baxeen ka mid ahaanshiyaha burcad badeednimada.

Puntland oo xirtay dad burcad badeednimo looga shakisan yahay

Taliska ciidamada badda Puntland, ayaa sheegay in howl gal ay xalay ka sameeyeen tuulo u dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal ay ku soo xireen rag lagu eedeynaayo inay burcad badeedda ka mid yihiin.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS