Tag: Baay

Al-Shabaab oo sheegtay in 10 askari Itoobiyaan ku dileen qarax miino

Al-Shabaab ayaa sheegtay in 10 askari Itoobiyaan ay ku duleed inta u dhaxeysa deegaanka Yurkud ee Gobolka Baay iyo degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kaddib markii ay qarax la eegteen.

Ciidamada dowladda oo la wareegay Awdiinle, Bay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarrunta gobolka Bay, ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay shalay galinkii dambe la wareegeen deegaanka Awdiinle oo ka tirsan gobolkaasi Bay.

Maamulka gobolka Baay oo ammaanka ka warramay

Maamulka cusub ee gobolka Baay ayaa ka warbxiyay xaalada nabadgalayada,  isagoo oo dhinaca kalana sheegay in hey’adaha samafalka ay kala hadleen sidii wax loogu qaban lahaa dadka barakacayaasha ah ee ku xoolo beelay abaartii ba’neyd ee dalka soo martay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS