Tag: Baarlamaanka

Baarlamaanka Kenya oo u yeeray Wasiirkooda Arrimaha Dibadda oo Muqdisho ku soo wajahneyd

Warbaahinta gudaha dalka Kenya ayaa saaka qoreysa in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in xaalada la dejiyo, khilaafka taaganna si hoose lagu dhameeyo, si looga arinsado wixii dhacay todobaadkan. 

Xildhibaan Muslim ah oo ka dhex addimay Baarlamaanka Israel,Muuqaal

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Israel oo Muslim ay ayaa ka dhex addimay Fadhiga Baarlamaanka Israel kadib markii Ra’isalwasaaraha Israel uu soo jeediyay xeer mamnuucaya Aadaanka Masaajidda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS