Tag: Baaqday

Dib u dhac ku yimd in xukuumadda cusub ay baarlamaanka hor-tagto

Dib u dhac ayaa ku yimid in maanta baarlamaanka Soomaaliya la hor-geeyo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay dhawaan raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon, iyadoo dhinaca kale mudanayaasha baarlamaanka ay maanta ka doodeen qodobbo kale.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS