Tag: BURCAD

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubatay 2 markab oo laga leeyahay dalka Iran

Burcad badeed Soomaali ah ayaa la sheegay in ay ka afduubteen xeebaha Soomaaliya labo markab oo laga leeyahay dalka Iran.

Burcadbadeedda oo xoog ku leh xeebaha Koonfur-bari ee Qaaradda Aasiya

Koonfur-bari Qaaradda Aasiya ayaa noqotay xilliyadii ugu dambeeyay meelaha ugu badan dunida ee ay ka dhacaan weerarrada ay geysataan kooxaha burcad-badeedda ah, kaddib markii si weyn hoos loogu dhigay sannadihii lasoo dhaafay afduubyadii ay kooxaha burcadbadeedda ah ka geysan jireen biyaha Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin ay baahisay Qaramada Midoobay Khamiistii shalay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS