Tag: BEYLE

Wasiirka Maaliyadda oo markii u horeysay ka hadlay lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa markii u horeysay ka hadlay lacagtii Imaaraadka ee 8-dii bishan lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo caddeeyay in lacagtaas ay ku jirto Bankiga Dhexe.

Wasiir Beyle oo beeniyay warar ay tabiyeen warbaahinta qaar

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa beeniyay wararka sheegaya in Canshuur kordhin lagu sameyay ganacsatada alaabta kala soo degta Dekeda Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS