Tag: BEESHA

Beesha Caalamka oo walaac ka muujiyay Khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda

War saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Sweden iyo Itoobiya waxay walaac xooggan kaga muujiyeen xiisada siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS