Tag: BBC

Laacibka Yaya Toure oo helay abaal-marinta BBC ee Cayaaryahanka Afrika 2015-ka (SAWIRRO)

Laacibka Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo Cayaar-yahanka Kubadda Cagta Afrika ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso. Cayaaryahanka 32 jirka qadka dhexe uga cayaara xulka qaranka Ivory Coast, wuxuu noqonayaa cayaar-yahankii sadexaad, waxaa ka horeeyay oo kaliya Nwankwo Kanu iyo Jay-Jay Okocha, oo midkiiba uu laba jeer helay abaalmarinta. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS