Tag: BANAADIR

Gaadiidleyda Xamuulka ee Gobolka Banaadir oo cabasho ka keenay cadaalad darro lagu sameeyay

Milkiilayaasha Gaadiidka xamuulka qaada ee gobolka Banaadir ayaa cabasho ka keenay cadaalad daro lagu sameeyay, iyagoo ku eedeeyay shirkado ay leeyihiin shaqsiyaad gaar ah la siiyay maamulida gaadiidka ka shaqeeya Dekeda Muqdisho. 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay shirka wadatashiga arrimaha Barakacayaasha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka Gobolka ee sanadka 2022 uu yahay sidii dib u dajin buuxda loogu samayn lahaa dadka haatan barakacayaasha ku ah Caasimadda. 

Guddoomiyaha G/Banaadir oo casho sharaf u sameeyay Madaxda dowlad goboleedyada (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa casho sharaf u sameeyey madaxda dawlad gobolleedyada dalka. Waxana sidoo kale ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo marti sharaf kale. 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C.raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ka hadlay arrimaha mudnaanta gaarka u leh maamulkiisa cusub sanadaha soo socda. 

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeer ku tagay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay xarunta Aqalka dowladda Hoose, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow). 

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddo 24 saac u qabatay in caddeymo loo keeno eedeymaha C/raxmaan C/shakuur

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gaba gabeysay dhageysiga dacwad ay Xeer Ilaalinta Qaranka ku soo oogtay C/raxmaan C/shakuur Warsame, kaasoo habeen hore Ciidamada ammaanka ay ka soo xireen gurigiisa.

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inuu la dagaalamayo kooxaha dhaca ka geysta magaalada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin ka dhan ah kooxaha burcada ah ee dhaca ka geysta magaalada, waxaana Maamulka ku hanjabay inuu ula dagaalamayo sida Al-Shabaab oo kale.

Guddoomiyaha G/banaadir oo durba fuliyay amar ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay dhagaxaanta waa weyn ee lagu jaray wadooyinka Muqdisho, in aysan aheyn kuwo lagu sugi karo amniga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS