Tag: BANAADER

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo cabasho u gudbiyay Guddoonka Labada Aqal (Akhriso)

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa cabasho ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda oo ku aadan canshuur kordhintii u gudbiyay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. 

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey Shaqaale cabirey, bixiyayna dhul waddo ah oo ku yaal Dharkeenley

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan waaxdaas oo si sharci darro ah dhul waddo ah ugu cabiray dad rayid ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS