Tag: BAKAARO

Inta badan Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo saaka albaabada loo laabay

Waxaa saaka xiran ganacsigii qeybaha kala duwan ee Suuqa Bakaaraha, kaddib markii shalay Ganacsatada Gobolka Banaadir ay ku dhawaaqeen inay sameynayaan shaqo joojin ay uga cabanayaan canshuuro lagu soo kordhiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS