Tag: Awdal

Golaha deegaanka Baki oo guddoomiye iyo ku xigeen doortay

Golaha deegaanka cusub ee degmada Baki ee gobolka Awdal Somaliland, ayaa maanta guddoomiyaha degmada Baki iyo ku xigeenkiisaba  doortay, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baki maanta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS