Tag: Austria

Qaxooti ku dhex dhintey gaari lagu soo qariyay oo gaartay 71 ruux iyo dad loo qabqabtay

Dowlada Austria ayaa sheegtay in saddex ruux oo lagu xirey dalka Hungary kuwaasoo loo haysto dhimashada qaxooti gaaraya 71 ruux oo meydadkooda laga dhex helay baabuur meel cidla ah loogaga tegey.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS