Tag: Australia

Soomaali doonayay inuu weerar ka geysto Melbourne oo la qabtay

Booliska iyo Hay’adda Sirdoonka Dolwadda Australia, ayaa Xaafad ku taalla magaaladda Melbourne ka soo qabtay Wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay Urur argagixiso ah, islamarkaana uu qorsheynayey inuu weeerar ka geysto banaanka hore dhismaha la yiraahdo Federation Squar-ka.

Booliska Australia oo xabsiga dhigey muwaadin Somali-Australian ah

Booliska wadanka Australia ayaa xabsiga dhigay nin dhalinyaro ah oo  asalkiisu yahay  Soomaali kaasoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weeraro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga.

Kumaandooska dalka Australia oo soo gabagabeeyay afduubkii magaalada Sydney (Sawirro)

Ciidamada kumaandooska ee dalka Australia ayaa xoog ku galay maqaaxi ku taal Sydney oo muddo 16 saacadood iyagoo dilay ninkii ka dambeeyay afduubkan oo la sheegay in uu yahay nin ka soo jeeda dalka Iran qaxootinimana ku joogay Sydney.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS