Tag: Atam

Atam “Nin dambiile ah oo meel laga soo qabtay ma aheyn, heshiis baan ku imid, Nabadgelyo ayaa qaatay”

 Maxamed Saciid Atam oo hogaamin jiray maleeshiyaadkii ka dagaalamayay Buuraha Galgala ee Puntland ayaa bishii la soo dhaafay u dhoofay dalka Qatar, halkaasoo uu magangalyo ka helay, kadib markii uu qaatay heshiis nabadgelyo.

Sh. Maxamed Siciid Atam oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya eedeynna u jeediyay Al-shabaab

Sheekh Maxamed Siciid Atam oo hoggaaminayay xoogagga Al-shabaab ee ka dagaalama Buuraha Galgal ee Puntland ayaa isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, isagoo manta shir jaraa’id kaga warbixiyay sababta keentay inuu dowladda isku soo dhiibo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS