Tag: Asluub

Ciidamada asluubta oo u dabaal degay aas'aaskooda

Munaasabad lagu weyneynaayo sanad guuradii 43-aad ee ka soo wareegatay aas’aaska ciidamada asluubta Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu qabtay xarrunta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS