Tag: Arsenal

Arsenal iyo Napoli oo ka haray tartanka Horyaalka Yurub kadib markii garoomadooda lagu xasuuqay

Kooxaha Arsenal iyo Napoli ayaa ka haray tartanka horyaalka Yurub kadib markii koox walba garoonkeeda loogaga dhaliyay goolashii lugtii hore loogaga soo badiyay garoomada ay martida ku ahaayeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS