Tag: Armo

Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda XFS ayaa booqday Kuliyadda Ciidanka Booliska ee degmada Carmo(Sawiro)

Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudaneMaxamud Xayir Ibraahim iyo gudoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska,Isbitaalka guud ee degmada, iyo gooba kale oo muhiim ah,
Valid XHTML 1.0 Valid CSS