Tag: Aqoonsi

Mareykanka oo si rasmi ah u aqoonsanaya dowladda Soomaaliya 20 sano ka dib

Dowladda Mareykanka, ayaa si rasmi ah maanta oo Khamiis ah u aqoonsan doonta dowladda cusub ee Soomaaliya, tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya horraantii sagaashamaadkii.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS