Tag: Aqalka

Maxamed Amiin “Xukuumadda cadaadis iyo is hor-taag ayay ku sameysay howshii Aqalka Sare”

Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka sare ayaa ku dhaliilay Xukuumadda Soomaaliya inay cadaadis iyo is hor-taag ku sameysay Aqalka Sare, si loo baajiyo kulankii Aqalka Sare ay kaga doodi lahaayeen arrinta C/kariin Qalbi Dhagax.

Madaxda dowladda oo ka qeyb galay xaflad lagu soo xirayay Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare

Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay Kalfadhiga 1aad ee Golaha Aqalka sare. 

Doorashada guddoonka aqalka sare oo maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Aqalka Sare, ay ka dhacdo Doorashada Guddoonka.

Xuseen Carab Ciise oo dib loogu doortay Kursiga Xildhibaanimo ee beeshiisa

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ayaa si habsami leh uga socota magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la doortay Afar kursi.

Xubno xurguf siyaasadeed kala dhaxeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo muuqday Liiska Aqalka sare ee Galmudug

 Marka si qoto-dheer loo eego Liiska uu soo gudbiyay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guleed waxaa u badan siyaasiyiin aan ololo la’aheyn iyo kuwa aad uga soo horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh oo guluf xoogan ugu jira in dib loo doorto.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS