Tag: Ansixin

WAR DEG DEG AH:Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo kalsoonida Baarlamaanka heshay

Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa codka kalsoonida siiyay maanta xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu hoggaamiyo.

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in xukuumadda ay baarlamaanka hor-timaaddo ka hor 17-ka bishan

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), ayaa ka dalbaday madaxweynaha iyo raysal wasaaraha in xukuumadda cusub ee la soo dhisay shalay la hor keeno baarlamaanka ugu dambeyn 17-ka bishan November, si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS