Tag: Andrew

MWANGURA: Al-shabaab ayaa haysta shaqaalihii markab ku caariyay Somalia

Madaxa hay’adda badmareenadda Qaarada Afrika, Andrew Mwangura ayaa hadal kooban oo ay soo saartay hay’adda ku sheegtay inay Al-shabaab ay gacanta ku hayso shaqaalaha iyo markab laga leeyahay Kenya oo ku caariyay maalin ka hor ku caariyay xeebaha gobolka Shabeellada Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS