Tag: Amnesty

Amnesty oo ku eedeysay Israel inay gashay dambiyo dagaal intii uu socday weerarkii Gaza

Hey’adda Caalamiga ee u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty ayaa ku eedeysay Israel inay gashay dambiyo dagaal, kadib markii ay bur buriyeen dhismayaal ay degenaayeen dad rayid ah intii uu socday.

Amnesty oo uga digay Netherlands in ay dib u celiso Qoxootiga Soomaaliyeed

Hay’adda Amnesty International oo u xuquuda aadanaha u doodda ayaa warbixin ay soo saartay waxay eedeyn ugu jeedisay dowladda Holland, taasoo ay hay'addu ku sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee Holland ku nool ay ku celiso goobaha dalka ay kaga sugan tahay Xarakada Al-shabaab, iyadoo xustay inay taasi xadgudub ku tahay xeerarka caalamiga ah ee qoxootiga.

Hay`ada Amnesty International oo ugu baaqaday dowladda Kenya in aysan celin qaxotootiga Soomaalida ee ku dhaqan Kenya.

Amnesty International ayaa ugu baaqday Madaxda dalka Kenya ay ka laabtaan go,aanka ah in dib loo ciyo Qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan gudaha Dalkaasi xili ay xubna Barlamaanka Dalka Kenya ay sheegeen in la ciliso dadka soomaalida ah

Amnesty oo cambaareysay go'aankii Kenya ka soo baxay ee ka dhanka ah qaxootiga

Hay'adda xaquuqul Insaanka ee Amnesty Internatinal, ayaa cambaareysay go'aanki dowladda Kenya ay ugu yeertay qaxootiga Soomaaliyeed ee magaalooyinka jooga inay u guuraan xeryaha qaxootiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS