Tag: Ameeriko

Danjire Ameeriko oo Kenya kala hadlaya sidii burcad-badeed ku xiran Mombasa loogu wareejin lahaa dalkooda

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa shalay oo Jimco aheyd booqday Xabsi ku yaala magaalada Mombasa, halkaasoo ay ku xiran yihiin Dhalinyaro Soomaali oo ku eedeysan falal burcad badeednimo.

Danjire Ameeriko oo ku baaqay in dowladda Kenya ay ka dayso bartilmaameedsiga ay Soomaalida ku heyso

Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), ayaa cambaareeyay tallaabada ay ciidamada Kenyaanku ku xirayaan dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Nayroobi, ee aan dambiga galin.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS