Tag: Amaan

Taliska booliska oo sheegay in amniga Muqdisho uu aad u heersareeyo

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in xaaladda amaanka caasimaddu ay tahay mid aad u wanaagsan ciidamada Booliiskuna ay ku guda jiraan gudashada waajibaadkooda.

Ciidamo gaar ah oo ammaanka sugaya oo Muqdisho ka howl galaya

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in toddobaadka soo socda ay ka howlgalayaan Muqdisho ciidammo si gaar ah u tababaran oo loogu talogalay inay sugaan ammaanka Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS