Tag: Alshabaab

Al-Shabaab oo markii u horeysay ka hadashay go’aanka Kenya ku xireyso xeryaha Qaxootiga

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay go’aanka dowladda Kenya ku xireyso xerada qaxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay sheegtay in laga soo abaabulo weerarada ka dhaca gudaha dalkeeda.

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada Askartii Kenyanka ee lagu dilay weerarkii Ceel-Cadde

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada askartii ka tirsanaa Ciidamada Kenya ee lagu dilay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS