Tag: Al

Al-Qaacida oo xaqiijisay dilka mid ka mid ah Saraakiisheeda sar sare

 Ururka Al-Qaacida ayaa qirtay dilka mid ka mid ah saraakiisheeda sare oo muddo bil ka hor lagu dilay waqooyi baridalka Afghanistan.

Wariyihii Al-jazeera TV ee Muqdiso oo la Xiray iyo Tifaftirihii Wargeyska Xog-ogolaa oo la sii daaya

 Ciidanka Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Xabsiga dhigay Wariyihii Telefishinka Al-jazeera, Xamza Maxamed, waxaana xalay xabsiga laga sii daayay Agaasimihii Wargeyska Xog-ogaal Cabdi Aadan Guuleed oo saddex maalmood u xirnaa Dowladda Soomaaliya.

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowlada oo ka digaya weeraro horleh oo ay geystaan Al Shabaab

Digniinaha ku aadan cabsida laga qabo weeararo Al shabaab ay la eegtaan xarumaha dowlada iyo Hey'adaha caalamiga ah oo sii kordhaya.

Al Shabaab oo sheegay in ay sii wadayaan beegsiga xarumaha UN-ka ee Soomaaliya

Xilli lasoo warinayo khilaaf xoogan oo u dhaxeeya saraakiisha sar sare ee Al Shabaab, ayaa haddana waxaa sii soconayaa hanjabaadahooda ka dhanka ah dowlada Soomaaliya

Al-Shabaab oo sheegay inay weerar ku yihiin degaano ka tirsan gobollada dhexe

Xarakada Al Shabaab oo wado abaabulo dagaal oo ka dhan ah dowlada Soomaaliya.

Sarkaal Ka Tirsan Shabaab Oo Lagu Dhaawacay Bosaaso

Sarkaalka tirsan maleeshiyad argagixisada ah ee kooxda shabaab ayaa galabta lagu dhaawacay magaalada Bosaaso kadib markii uu isku dayay in uu ka baxsado ciidamada amaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS