Tag: Al-Shabaab

Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirro iyo filim ka hadlaya weerarkii Janaale (Sawirro)

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiro iyo filim muuqaal ah kaasoo ka hadlaya dagaalkii uu ururku ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ku qabsadeen.

Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen Hub ay sheegeen in ay ka qabsadeen Ciidankii weeraray Baraawe maalin ka hor.

Al-Shabaab ayaa Magaalada Baraawe ee Goblk asH/Hoose waxa ay kusoo bandhigeen qalab iyo saanad milatari ay ka qabsadeen ciidamo katirsan Kumaandooska Mareykanka oo shalay weerar kusoo qaaday guri kuyaala Baraawe.

Afhayeenka Shabaab: Guullo ayaan gaarnay dagaaladii aan wadnay sanadkan

Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadashay hal sano kadib waxqabadka dowladda Soomaaliya uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh, markii bishii September ee sanadkii hore lagu doortay magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS