Tag: Al-Islaax

Al-Islaax oo Cambaareysay ka Qaybgalka Xasan Sheekh ee caleemo-saarkii Siisi

 Warsaxaafadeed maanta ay soo saartay Xarakada Islaax ee Somalia uuna ku saxiixan yahay guddoomiyaha ururka, Dr. Cali-Baashi Cumar Rooraaye ayaa lagu cambaareeyay ka qaybgalkii madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ee is-caleemo-saarkii madaxweynaha cusub ee Masar, C/fataax Al-Siisi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS