Tag: Ahlusuna

Ahlusunna oo Sharuud ku xirtay Wada-hadalka Galmudug ay la galeyso

Maamulka Isku Magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ee Fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay diideen Wada-hadalo Dowladda Dhexe ay garwadeen ka tahay oo ay wada yeelanayaan Galmudug iyo Ahlusunna.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS