Tag: Afrika

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galay Kulanka Golaha Guud ee Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. 

Koofur Afrika oo isaga baxeysa xubinimada Maxkamadda Caalamiga ee ICC

Koofur Afrika ayaa isaga baxeysa xubinimada Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada ee ICC, sida ay shaaciyeen Warbaahinta dalka Koofur Afrika oo helay nuqulo ka mid ah qoraal ay dowladda qortay, kaasoo ay Qaramada Midoobey kaga dalbaneyso ka bixitaanka Maxkamadda ICC.

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Namibiyo"Aqri Magacyada Dhalinyarada"

Soomaalida lagu dhibaateeyo dalalka Afrika oo sii badanaya iyo tiro dhalinyaro ah oo buux dhaafiyay xabsiyada wadamada marinka u ah Konfur Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS