Tag: Afganistaan

Hooyo Afghanistan ah oo dishay 25 dagaalyahanada daalibaan kadib markii la diley wiilkeeda

Reza Gul oo ah hooyo u dhalatay dalka Afganistan ayaa iyadoo murugeysan waxa ay ka qeybqaadatay dagaal lagu diley 25 dagaalyahanada daalibaanka ka tirsan ayna ku dhaawacmeen shan kale.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS