Tag: Afgaanistan

Weerar lagu qaaday Qunsuliyada Mareykanka iyo Saldhig Boolis ku yaal Istanbul

Labo nin oo hubeysan ayaa Rasaas ku furay meel ka baxsan Qunsuliyada Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, saacado kadib markii qarax gaari lagu weeraray saldhig Boolis.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS