Tag: Afgaanistaan

Bamka ugu weyn caalamka oo lagu ridey caawa dalka Afghanistaan

Ciidamada Maraykanka ayaa ku ridey bambada ugu weyn caalamka saldhigo ay ku leeyihiin ururka IS gudaha dalka Afghanistan.

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay Hoggaamiyihii IS ee Afghanistan

Hafiz Saeed Khan oo ah Hoggaamiyaha kooxda isugu yeertay dowladda Islaamiga ee IS ee dalalka Afghanistan iyo Pakistan ayaa lagu dilay weerar ay fulisay diyaarad Drone ah.

Maraykanka oo kordhinaya joogitaanka ciidamadiisa dalka Afghanistan

MadaxweynahaMaraykanka Barack Obama ayaa ku dhowaaqay qorshe uu ku doonayo in uu ku sii negaadaan ciidamadiisa dalka Afghanistan kadib markii ay kordheen weerarada ciidamada Daalibaan.

Taliyaha ciidamada Booliska magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan oo is casilay

Taliyaha ciidamada Booliska caasimada dalka Afghanistan General Zahir ayaa is casilay kadib markii labada todobaad ee ugu dambaysay ay sii korortay weerarada ay xoogaga Daalibaan ku hayaan dadka shisheeye ee ku nool.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS