Tag: Afey

Danjire Afey oo loo magacaabay Ergeyga Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga Soomaaliya

 Qaramada Midoobey ayaa markii u horeysay Ergey gaar ah u magacawday Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya, si loo hubiyo ammaanka qaxootiga, xilli kooxaha xuquuqda aadanaha ay ku eedeeyeen dowladda Kenya inay dooneyso in si qasab ah ku xirto xerada qaxootiga ugu weyn Caalamka ee Dadaab.

Afey “Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya, si loo helo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo dadka dambiyada dagaal gala.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS