Tag: Afduub

Oday dhaqameed soo xulay xildhibaanno oo Muqdisho laga afduubtay

Mid ka mid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulayay xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa xalay laga afduubtay hoygiisa oo ku yaalla xaafadda Black Sea degmada Hodan gobalka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS