Tag: Af-Soomaali

Xuska 40-sano guuradii ka soo wareegatay markii la qorey Af-Soomaaliga oo Jabuuti lagu xusaayo

Dalka Jabuuti waxa ka furmey munaasabad lagu weyneynaayo markii la qorey luuqadda Soomaaliga 1972-kii, iyadoo madax ka kala socda dowladaha Soomaaliya, Jabuuti, maamulada Somaliland, Puntland, dowladda deegaanka Soomaalida ee Itoobiya iyo madaxda waqooyi bari Kenya ay shirkaasina ka qeyb galayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS