Tag: Abwaan

Abwaan weyn oo xalay Muqdisho lagu dilay

ALLAHA u raxmadee waxa xalay magaalada Muqdisho kooxo hubeysan ay ku dileen abwaan Warsame Shire Cawaale, oo ka mid ahaan jirey abwaannadii kooxdiii Onkod ee ciidamada asluubta Soomaaliyeed.

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo Norway ku dhintay

ALLAHA U Raxmadee waxa xalay isbitaal ku yaalla dalka Norway ku geeriyoodey abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye , kaas oo in muddo ah sida la sheegay xanuunsanayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS