Tag: Abdulle

Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Madaxweynaha

Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday Hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS