Tag: Abaalmarin

FBI-da oo Abaal Marin Siisay Dhaliyaro Somaliyeed

Hay’adda FBIda Mareykanka ayaa shalay Gudoonsiisay Urur Dhalinyarada Soomaali- Mareykanka ay leeyihiin oo saldhigiisuyahay Gobolka Minnisotta ee dalkan Mareykanka.

RW Saacid oo $50 kun u ballan qaaday cid kaste oo soo sheegtay dilka wariye

Raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa sheegay in ay xukuumaddiisu siin doonto cid kaste oo sheegta qof wariye dilay abaal marin lacageed oo gaareysa konton kun oo doollarka Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS