Tag: ANKARA

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib ka qeyb galkii caleema saarka Erdogan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Jabuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. 

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi ganacsi (Sawirro)

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi ganacsi oo dhinacyo badan leh, kaddib markii ay yeeshyeen shir ku saabsan iskaashiga ganacsi ee labada dal. 

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS