Tag: AMINSO

Mareykanka oo weydiistay AMISOM inay sii joogaan Soomaaliya, taageerana u balanqaaday

Iyadoo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ay bishii August ee sanadkan isku raaceen in dhamaadka bisha December laga soo saaro Soomaaliya illaa 1,000 askari oo ka tirsan Howl galka AMISOM, ayaa waxaa tallaabadaas ka hor-yimid Mareykanka oo sheegay in aanay xilligan aheyn waqtigii AMISOM ka bixi lahaayeen Soomaaliya, xilli uu sii kordhayo qatarta Argagixisada ee Geeska Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS