Tag: AFRICA

Midowga Africa oo Trump ka dalbaday inuu ka laabto hadal gaf ku ah Africa

Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana uu raaligelin hadalkaasi ka bixiyo.

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika oo feer isla dhacay (Sawirro)

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika ayaa waxaa dhex maray dagaal gacan ka hadal ah, iyagoo isla dhacay feer, kaddib markii Mucaaradka ay diideen khudbad uu Baarlamaanka ka jeedin lahaa Madaxweyne Jacob Zuma.

Koofur Afrika oo loogu baaqay inay soo xirto Madaxweynaha Sudan Al-Bashiir

Maxkamadda dambiyada dagaalka ee ICC ayaa ugu baaqday dowladda Koofur Afrika inay soo xirto Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir oo ku sugan dalkaas, halkaasoo uu kaga qeyb galayo shir madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Johannesburg.

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo looga hadlayo arrimaha Boko Haram iyo Al-Shabaab

Madaxda Midowga Afrika ayaa shirkoodii 25aad maanta ku yeelanaya magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika oo marti gelinaya shirkan, iyadoo shirkan looga hadlayo arrimo badan oo quseeya qaaradda Afrika.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS