Tag: ABAL

Xaalada degaanka Abal oo saakay degan,kadib markii Wiil uu dhalay Sheekh Muqtaar Roobow dagaal lagu dilay.

Wararka Naga Soo gaaraya Degaanka Abal oo 18 Km u jirta Degmada Xudur ee gobalka bakool ayaa sheegaya in saakay ay degan tahay xaalada degaankaasi,kadib markii ay wada dagaalameen Ciidamada Maamul koofur galbeed,oo garab ka helaya maleeshiyaad taabacsan Sheekh Muqtaar Roobow abuu mansuur.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS