Tag: 8marso

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galayay Munaasabada Maalinta Haweenka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kaga qeyb galay Munaasabada Maalinta caalamiga ee Haweenka, iyadoo munaasabadan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka ka qeyb galay Dumarka ka tirsan ciidanka qalabka sida.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS