Tag: 50

Wafdi wasiira ah oo gaaray Deegaanka no 50 noo dhawaanahaan ay ka dhacayeen Dagaalo

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray deegaanka NO: 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasoo dagaal labo maalmood socday uu ku dhex maray ciidamo milateri ah iyo maleeshiyo deegaanka ah.

Ciidankii ka midka ahaa kuwa Dowlada Soomaaliya ayaa si awood ah looga soo saaray Nabar 50

Wararka ka imaanaya deegaanka Nambar 50 ayaa sheegaya in Ciidamada Milateriga oo saakay la wareegay deegaankaas laga soo saaray, kadib amar ka yimid Taliska Milateriga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS