Tag: 26

Sawirro: Munaasabada 26-June ee xornimadii Gobollada Waqooyi oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Munaasabadda loogu dabaal degayay 55-guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Ingiriiska iyo markii la taagay Calan Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee degmada Xamar weyne.

Daawo Sawirada sida Xalay Muqdisho looga xusay Munaasabada 26-ka Juun iyo Madaxweynaha oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed laga taago calanakeenna Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan oo Hambalyo u diray Reer Hargeysa 26-ka Juun Awgeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa xalay ka jeediyay khudbad munaasabad lagu xusayay 54-sano guuradii kasoo wareegtay 26-ka Juun oo ahayd markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago dalka Soomaaliya oo xor ah, iyadoo munaasabadda ay ka qaybgaleen dad aad u fara badan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS