2 entries

Category: Technology

Saraakiil Tababar ku soo Dhameystay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dib ugu soo laabtay dalka

Waxaa maanta oo dalka dib ugu soo laabtay ciidamo gaar ah iyo saraakiil lagu soo tababaray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ciidamadaas oo loo soo tababaray ilaalinta Madaxtooyada Qaranka iyo goobaha muhiimka ah ee dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh "Nidaam ka gaddisan kan hadda ayaan la imaan doonnaa"

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in nidaamka dowliga ah ee hadda jira dib u habeyn lagu sameyn doono, si heykal dowladnimo oo la isku haleyn karo loo helo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS