26 entries

Category: News

St. Cloud: Hudda oo Soo Bandhigtey Buuggeedii From Somalia to Snow

Hudda Ibraahim oo barre sare ka ah kuliyadda farsamada ee magaaladda St Cloud ee gobolka Minnesota ayaa shalay daahfurtay buugg cusb ay qortay dhawaan oo la yiraahdo From Somalia to Snow” Soomaalidii barafka timi.

Ciidamo Isku Dhaf ah oo Weeraray al-Shabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaano Danab iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Kuunyo Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qodobbadii Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee Kismaayo

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka doodeen qodobo dhowr ah, ayadoo sidoo kale la ansixiyay xeerar ay soo gudbiyeen qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada Soomaaliya.

Dad Gaajo ugu Geeriyoodey Baay

Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in heerka abaarta degmadaasi ay gaartay in dadka ay u geeriyoodaan gaajo iyo harraad.

Dowladda oo Magdhow Ka Dalbatay Markabkii Jarey Fiber Optic-kii Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa magdhaw ka dalbatay shirkadda markabkii gooyay Fiilada Fibre Optic ee soo marayay gunta hoose ee badda, iyadoo markab la sheegay inuu arrintan ka dambeeyay lagu amray in aanu ka bixi karin xeebaha Muqdisho.

Qalabka Laga Maamuli Doono Hawada Soomaaliya oo Rakibaaddiisa La Billaabay

Xarunta hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday Dhismaha iyo Rakibaada qalabka loogu tala-galay in lagu maamulo hawadda Soomaaliya.

Shirkii Amniga Qaranka oo Muqdisho oo Lagu Soo Gabagabeeyay

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho ee caasiamda Soomaaliya, ayaa maanta lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban illaa 10 qodob.

Puntland oo Qab Qabatay Dad Shabaabnimo Ku Eedeysan

Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa duleedka magaalada Garowe ku qabtay illaa 14 dhalinyaro ah oo ay sheegeen inay u socdeen Buuraha Calmadow oo saldhig u ah Kooxda Al-Shabaab.

Maqnaashiyaha Internetka Soomaaliya oo Khasaare $10 Milyan ah Maalinkii Geliya Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya.

Meelo Ka Mid ah Soomaaliya oo Shilin Soomaali Aanu Ka Shaqeyn

Tani waa dhibaato weyn oo soo food saartay dadka danyarta ah kaddib markii qeybo ka mid ah gobollada dhexe Doollar-ku noqday lacagta kaliya ee wax lagu kala iibsado.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS