ALLAHA u naxariistee waxa magaalada Muqdisho maanta lagu aasay guddoomiyihii majmaca culimada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow, oo xalay Muqdisho ku dhintay.
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka mid noqday xubnaha ka gudbay shurudihii la hor dhigay mushariixinta u taagan xilka madaxtinnimada dalka. Waxana Madaxweynuhu uu ku jiray liiska seddex ruux oo shalay galinkii dambe la shaaciyay inay shuruudihii soo buuxiyeen.
ST. PAUL, Minn. — Today's refugees settling in Minnesota tend to have more complex health problems than before, according to the Minnesota Department of Health's Refugee Health Program.